Aargada Cusub ee degmada Diinsoor oo xariga laga jaray.

0
97

Baladweyne (Radio Beerlula)- Gudoomiya Degmada Diinsoor ahna duqa magaalada Axmed Aadan Cabdi ayaa Xariga ka jaray Aargada Cusub ee laga dhisay degmada Diinsoor

Munaasabada xarig jarka waxa kasoo qeyb galay maamulka degmada diinsoor, dhalinyaro, odayaal iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here