Aargo Cusub oo laga hirgeliyay magaalada Muqdisho oo xariga laga jaray.

0
80

Baladwayne (Radio Beerlula )-Gudoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir iyo gudoomiyaha degmada Hodan ayaa xariga ka jaray Aargo cusub oo laga hergeliyay magaaladaasi .

Xariga jarka aargadan ayaa waxaa ka qeybgalay Masuuliyiin kamid ah maamulka gobolka Banaadir iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.