Aargo laga hirgeliyay deeganka Koobdhaxaad ee Puntland oo xariga laga jaray.

0
84

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Degaanka Kobdhexaad ee Puntland ayaa laga hergeliyay aargo loogu tala galay in astaan u noqoto deegaanka taasi oo ay hergeliyeen ururka dhallinyarada is xiqlaan

xarig jarka aargadan ayaa waxaa ka qeybgalay dhallinyaro,odayaal,waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.