Abaalmarino kismaayo lagu guddoonsiyay ardayda kaalimaha hore ka galay tartanka bisha barakeeysan ee Ramadaan.

0
158

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay munaasabad lagu abaalmarinaayo ardayda kaalimaha hore ka galay tartanka bisha barakeeysan ee Ramadaan isla markaana kutartamay 30 juz ee qur’aanka Kariimka waxaana sooqaban qaabiyey tartanka mu’asasada Al-irshaad.

waxa ka qeygalay Munaasabada Shire Cabdi Maxamed gudoomiyaha arimaha bulshada Golaha wakiilada Jubbaland mas’uuliyiinta mu’asasada Al-irshaad Culumaa’udiin Macallinmiin waalidiin iyo Marti Sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.