Abaalmarino la gudddoon siiyay arday kaalmaha hor ka galay tartan qur’aanka kariimka oo lagu qabtay Guriceel.

0
80

Baladweyne(Radio Beerlula)-magaalada guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa lagu qabtay munaasabad Abaalmarinno qaali ah oo lagu guddoonsiiyay arday kaalmaha hore ka gashay tartan Qur’aan akhris ah oo ka dhacay degmada Guriceel.

munaasabada ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada waxgarad madaxda shirkadaha iyo culimo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan