Abaalmarino la guddoonsiyay ardey kaalmaha hore ka galay imtixaanka iskuulka Al Falax Modern ee magaalada Kismaayo

0
87

Baladweyne (Radio Beerlula)-magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay munaasabad lagu abaalmarinayey Ardaydii kalmaha hore ka galay Imtixanka Sanad Laha 2024/2025 ee Iskulka Hoose Dhexe Sare ee Al Falax Modern

waxa kasoo qeyb galay munaasabada maamulka iskuulka bahda waxbarashada waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here