Abaalmarino la guddoonsiyay ardeyda kaalmaha hore ka galay dugsiga Maxamed Cawaale ee Boosaaso.

0
155

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Magaalada Bosaaso ayaa lagu qabtay munaassbad Lagu Maamusayey 10ka Arday Ee ugu sareysay Imtixaanka Tijaabada ah Ee Fasalka 8aad Dugsiyada Dhexe Magaalada Bosaaso oo uuqabtay Dugsiga Maxamed Cawaale

Munaasabada lagu maamusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka degmada Boosaaso, Culimo u diin, Macallimiin , iyo qaybaha Kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here