Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xalaad abareed oo sameeyn ku yeelatay nolasha dadka iyo duunyada ayaa ka jirto Degmada lughaya ee maamulka Somaliland degaanada hoos yimaado.
Qoysaska ku nool degmada lughaya iyo degaanada hoos yimaado ayaa wajahaaayo xalad biyo la,aan ah kadib markii aay gureen ilihii aay biyaha ka heli jireen halka daaqsinka xoolahana oo yaraaday.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.
Audio Player

