Abaaraha iyo sicir bararka shidaalka oo sameyn ku yeelatay wax soo saarka beeraha magaalada Baydhabo.

0
206

Baladweyne (Radio Beerlula)- Duruufo kala duwan oo ka dhashay isbadalka cimilada ayaa xiligan soo food saartay beeraleyda duleedka Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Dhibaatooyinka heysta beeraleyda ayaa waxaa ka mid ah biyo yari kadib markii inta badan ay biyo yareeyeen ceelashii beeraha laga waraabin jiray beeraha iyo shidaalka oo sare u kac ku yimid.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.