Abaarta dalka ka jirta oo saameysay ganacsiga Dhoobley

0
89

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ganacsatada ku nool magaalada Dhoobleey ayaa saameyn kala kulmay abaaraha ka jira dalka kadib markii ay yaraadeen bulshadii wax ka iibsan jirtay oo u badnaa xoolo dhaqato iyo beeraleey.

Xoola dhaqatada ku nool deegaanada Jubbaland ayaa intooda badan u guuray deegaano fog halka beeraleyda ay yaraadeen dalagyadii usoo go-i jiray taas oo saameysay ganacsiga Dhoobley.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.