Abaarta ka jirta gobolka Hiiraan oo sameyn ku yeelatay howlwadeennada makiinadaha shiida badarka ee Baladweyne

0
21

Baladweyne (Radio Beerlula)- Makiinadahan oo markii hore ahaa isha kaliya ee ay ku tiirsanayeen bulshada Soomaaliyeed islamarkana ay ku shiidan jireen raashinka wadaniga ayaa waxaa sannadihii la soo dhaafay hoos u dhigay shaqadooda, raashinka laga keeno dalka dibadiisa sida burka, bariiska iyo baastada, waxana hadda ugu darsamay sameynta ka dhalatay abaarta taasoo hoos u dhigtay wax soo saarkii beeraha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.