Adeeg Caafimaad oo lacag la’aan oo loo sameeyay qoysas ku nool Kaamka Bardaale ee Baladweyne.

0
54

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhaqaatiirtaan oo ka socotay Isbitaalka Takhasusiga ee Faaruuq ayaa Kaamka Bardaale oo ku yaalo Xaafada Howl-Wadaag ee Magaalada Baladweyne ka sameeyay adeegyo Caafimaad oo isugu jiro baaritaano iyo Daaweeyn.

Waxyaabaha laga baaray bukaanada ayaa waxa kamid ah cudurada ka dhasha biyaha sida Malaariyada ,Jadeecada, Daacuunka iyo kuwa kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.