Adeeg caafimaad oo lacag la’aan oo loo sameeyey qoysaskii ka barakacay Baladweyne.

0
118

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iyo dhaqaatiirta isbitaalka City ee magaalada Baladweyne ayaa adeeg caafimaad oo lacag la,aan usameeyay dadkii ka barakacay fatahaada wabiga shabeele ee Baladwweyne.

Dadka adeega caafimaad loo sameeyay ayaa ah kuwa deegaansaday Laanta Suuqa sare ee xaafada Howlwadaag.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.