Adeeg caafimaad oo loo sameeyay dadka ku dhaqan Magaalada Balligubadle ee Somaliland

0
107

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ardayda dhigata Culuumta Caafimaadka ee jaamacada Adna Aadan ayaa adeeg caafimaad iyo baaritaan gaarsiiyey qeyb kamida qoysaska danyarta ah kuwaas oo ku nool degmada Baligubadle oo kamid ah degmooyiinka hoosyimaada maamulka Soomaaliland.

Adeegyadaan caafimaad oo isugu jiray baaritaan iyo dhayida ilkaha ayaa waxa ka faaidaystay inkabadan 110 qof kuwas oo qabay baahiyo kala duwan ee dhanka caafimaadka ah.

Warkan waxa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey