Baledweyne ( Radio Beerlula )- Maxaabiista ku jira Xabsiga dhexe ee magaalada muqdisho ayàa loo sameeyay Adeegyo Cafimaad oo kale duwan waxaana usameeyay Dhaqaatiirta isbitaalka Muqdisho Community
Adeeyada Caafimaad ee loo sameeyay waxaa kamid ah Baritaanada cudurada guud iyo dhiiga oo lag cabiray waxaan loo qoray Daawooyin ay isticmalaan.
Warkan waxaa noo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.


