Adeeg caafimaad oo online ah oo laga hirgaliyey Muqdisho.

0
81

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Aqoonyahano Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ku soo kordhiyey adeeg caafimaad oo hab online ah looga faa’iideysto.

Adeegaan cafimaad ayaa waxaa ka mid ah talooyinka dhaqtarka oo aad kula kulmi karo hab online ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.