Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Cusbitaalka Hilaal ee Magaalada Baladweyne ayaa maanta bilaabay Baarista dad loo sameeynaayo olola indha fiiqis lacag la,aan ah.
Ololahan indha fiiqista lacag la,aanta ah ayaa waxaa iska kashanaayo maamulka cusbitaalka Hilaal iyo Dr Cabdi samad Xasan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.