Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhuusamareb ayaa lagu qabtay munaasabadaan oo lagu daahfurayay howlgelinta gaari Ambulance ah iyo shaqaale Caafimaad oo hey’adda Bisha Cas ugu talagashey ka jawaabida xaaladaha degdega ah.
Munaasabadan waxaa keygalay masuuliyiin kamid ah maamulka degmada Dhuusa-mareeb,Bahda caafimadka,waxgarad iyo madax ka socotay hey’adda Bisha Cas
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim
Audio Player