Adeega Caafimaad oo bilaash oo loo sameeyay Caruur iyo Hooyooyin Qaxooti ah ku sugan Muqdisho.

0
93

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo kaashaneysa Ururka Somalia Health ayaa Adeega Caafimaad oo bilaasha ah u sameeyey Caruur iyo Hooyooyin Qaxooti ah ee ku nool magaalada Muqdisho.

Daahfurka adeegaan caafimaad ayaa waxa kaqeyb kalay mas’uuliyiin katirsan hay’adda qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka iyo madax katirsan Ururka Somalia Health.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.