Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hoggaamiyaha SSC Khaatumo ayaa magaalada Buuhoodle ka daahfuray adeegga sumad-siinta Gaadiidka ee Taargooyinka.
Munaasabadda lagu daahfurayey sumad-Siinta gaadiidka ayaa waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha SSC Khaatumo, Xildhibaano,Cuqaal, Dhallinyaro iyo gaadiidleyda iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.