Baladwayne ( Radio Beerlula )-Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool deegaanka Daaru-Nicma ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa Baaris caafimaad iyo daaweyn bilaash ah u sameeyay bulshada ku nool degaankaas
Dadka degaanka ayaa bahi weyn u qabay baritaanka cafimaad ee loo sameyay.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

