Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda caafimaadka Soomaliland oo kaashanaysa Haay,Adda Qatar charity iyo Isbitaalka gargaar ayaa magalada hargeysa ka fuliyay adeegyo caafimaad oo bilaash ah.
Adeegyadan caafimaad ayaa waxaa ka mid ahaa qaliimo loo fuliyey carruurta wadnuhu daloolo ee ku nool magaalada hargeysa iyo nawaaxigeeda.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.