Afar kooxood oo ka haray tartanka bisha Ramadaan ee Baladweyne

0
185

Baladweyne (Radio Beerlula)-kooxaha kubadda cagta Fiiltare B iyo Buulada ayaa afka ciida u daray islamarkana tartanka ka reebay kooxaha Xulka Afaraad iyo Milano.

Sidoo kale kooxaha Horseed iyo kalah ayaa tartanka ka reebay kooxaha Dhuurta iyo Al Ahli.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here