Afar kun oo arday oo fariisatay imtixaanka aqbalaadda ee jaamacadda umadda Soomaaliyeed

0
94

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Jaamacadda Umudda ee magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaad afar kun oo ka mid ah ardayda sanadkaan ka soo gudubtay dugsiga sare u furtay imtixaanka aqbalaadda jaamacadda ummaddda soomaaliyeed

Ardayda ayaa imtixaanka ku galaya dhamaan laamaha jamacadda ay ku ledahay gobolada dalka iyo xarunta jamacadda ugu weyn ee ku taallo magaalada muqdisho

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen