Afur la’aan soo wajahday qoysas ku nool kaamka Dayax ee Baladweyne

0
90

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Qoysaskaan oo dagan kaamka dayax ee xaafada holwadaag magalada Baladweyne ayaa waxaa heysto xalado nolol xumo oo is biir saday iyagoona heysan wax ay ku afuraan xili lagu gudo jiro bisha barkeysan ee Ramadaan.

Dadka ku nool kaamka dayax ayaa u badan haween iyo carur aan shaqeysan karin si ay u helaan wax ay ku afuraan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen