Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha Dawlad goboleedka Galmudug ayaa Beeralayda Deegaanka Faarax Geedi oo hoostaga magaalada Galkacyo uqaybisay Abuur Beereed iyo Agabkale oo Loogu Talagalay Beeralayda Deegankas.
Qeeybinta deeqdan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa isku duwayaasha wasaaradda beeraha gobolka Mudug,kan degmada Gaalkacyo iyo masuuliyiin ka socday Hay,adda NRC.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.