Agab caafimaad oo dhacay oo lagu gubay magaalada Berbera ee gobolka Saaxil.

0
126

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay-adda dhowrista tayada maamulka Somaliland ayaa magaalada Berbera waxa ay ku gubtay boqol iyo konton kaartoon oo ah agab caafimaad kuwaas oo waqtigoodii dhacay.

Agabkan caafimaad ee la gubay ayaa laga soo qabtay dekedda magaalada Berbera iyadoo la doonayay in loo gudbiyo goobaha caafimaadka ee magaaladaasi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here