Agab Caafimaad oo dhemeeystiran oo lagy wareejiyay Cusbitaalka guud magaalada Burco.

0
87

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Cisbitaalka guud ee magaalada Burco ayaa agab Caafimaad oo dhamaystiran oo loogu talagalay in lagu hormariyo adeegyada Caafimaad ee isbitaalka kala wareegay Jaaliyada kunool dalka Canada.

Madasha lagu wareejinayey agabka Caafimaad ayaa waxa goob-joog ahaa agaasimaha guud ee isbitaalka Burco Dr Cabdiraxiin Xiis Cabdi iyo mas’uuliyiin katirsan wasaarada Caafimaadka Somaliland.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.