Agab caafimaad oo lagu wareejiyay isbitaalka guud ee degmada Buula Burte.

0
149

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa agab Caafimaad ku wareejiyay maamulka Cusbitaalka Guud ee Degmada Buulo-burte ee Gobalka Hiiraan.

Munaasabadda lagu wareejinayay Agabka Caafimaad ayaa waxaa Goob joog ahaa Maamulka Degmada Buulo-Burte,Maamulka Cusbitaalka Degmada iyo Qaar kamid ah Bulshada ku nool degmadaaasi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.