Agab caafimaad oo lagu wareejiyay isbitaalka guud ee Magaalada Kismaayo.

0
105

Baladweyne (Radio Beerlula)- Munaasabadan oo lagu qabtay gudaha isbitaalka guud ee Kismaayo ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiirka caafimaadka Xildhibaano ganacsato iyo madaxda isbitaalka waxaana lagu wareejiyay qalab caafimaad oo laga keenay dalka dibadiisa si uu wa uga badalo baahida Isbitaalka.

Qalabkan ayaa waxaa iska kaashaday ganacsatada Kismaayo qurbajoog iyo Hay,ada horumarinta Jubba Faali

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.