Agab Caafimaad oo lagu wareejiyay isbitaalka guud ee magaaladda Borama.

0
87

Baladweyne (Radio Beerlula)-hay’ada Save the Childen ayaa agab Caafimaad ku wareejisay cisbitaalka guud ee magaaladda Boorama waxaana madasha lagu wareejinayey agabka kasoo qeyb galay maamulka isbitaalka boorama mas’uuliyiin ka tirsan somaliland iyo madaxda hay’ada Save the Childen

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.