Agab caafimaad oo lagu wareejiyay Maamulka cusbitaalka degmada Gumburaha Soomaliland.

0
195

Baladweyne (Radio Beerlula)- Maamulka isbitaalka guud degmada Balligubadle gobolka howd ee Somaliland ayaa  agab caafimaad iyo mishiin leeyrka  gaarsiiyey xarunta caafimaadka ee magaalada Gumburaha ee Soomaliland

Agabkaan ayaa waxaa laga soo qaaday isbitaalka Baligubadle iyadoo loogu tala galay in bulshada magaaladan loogu adeego.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here