Agab caafimaad oo lagu wareejiyay maamulka Isbitaalka Ceynaba.

0
95

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan oo aheyd mid lagu wareejinyay agab caafimaad oo loogu talgalay isbitaalka magaalada Ceeynaba ayaa waxaa goobjoog ka aha maamulka dagmada bahda caafimadka iyo maamulka isbitaalkaceeynaba

Agabkan ayaa lacagta lagu soo iibiyay waxaa bixiyay qaar kamid ah haweenka qurba joogta eek u nool dalka dibadiisa

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.