Agab caafimaad oo lagu wareejiyay maamulka magaalada Marka.

0
134

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka Magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose  ayaa agab caafimaad kula wareegay dekadda magaalada Muqdisho iyadoo deeqdaan aay soo dhiibeen walalo muxsiniin ah oo ka soo jeedo degmadaasi.

Adeegyadaan Caafimaad ayaa isugu jiray dawooyin qalab iyo agabyo loogu tala galay  Isbitaalka weyn ee Magaalada Marka .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.