Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda PSI ayaa Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada ee xukuumadda federaalka soomaaliya ku wareejisay agabka adeegyada caafimaadka ee aasaasiga ah looguna talagalay 47 xarumood oo ku yaala banaadir galmudug iyo jubaland
wareejinta agabkaan caafimaad ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka ee xukuumada federaalka soomaaliya Drs Maryan Maxamed Xuseen iyo mas’uuliyiin katirsan hay’adda PSI
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


