Agab cafimaad oo lagu wareejiyay sadax isbital oo ku yalla kismaayo.

0
96

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda haweenka, arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka m Jubbaland Cadar cismaan ciil Cabdulahi (Juraati) ayaa Agabyo Caafimaad ku wareejisay Sadex isbitaal oo kamid ah isbitaalada ku yaala Degmada Kismaayo.

Agabkaan Caafimaad oo ka kooban Sariiro Casri ah oo loogu talagalay in ay ku dhalaan hooyooyinka uurka leh agabka kale ayaa lagu wareejiyay Isbitaalka Weyn ee Degmada Kismaayo, Isbitaalka Ciidamada Jubbaland iyo Isbitaalka Daryeel ee magaalada Kismaayo.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here