Agab caafimaad oo lagu wareejiyay wasaaradda Caafimaadka Somaliland.

0
146

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Maamulka Somaliland Dr.Axmed Maxamuud Jaamac ayaa agab caafimaad oo isugu jira kuwa shaybaarka iyo dawooyinka kala wareegay hay,adda Cafimaadka aduunka ee WHO.

Munaasibada lagula kala wareegayay agabkan ayaa waxaa goobjoog ahaa, qaar ka mid ah, agaasime waaxeedyadda Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka, madaxa kaydka daawooyinka ee Wasaaradda, madax ka socotay hay,adda WHO iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here