Agab isboorti oo lagu wareejiyay dhallinyarada magaalada Camaara ee Galmudug.

0
60

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xariirka dhallinyarada iyo ciyaaraha maamulka Galmudug ayaa agab isporti gaarsiiyay dhallinyarada magaalada Caamara ee Gal mudug.

Waxa ka qeyb galay dhallinyarada iyo Maamulka Maagalada Camaara iyo Xariirka kubadda cagta mamulka Galmudug iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawa Aadan Xuseen.