Agab isboorti oo lagu wareejiyay kooxo ka dhisan magaalada Kismaayo.

0
59

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka kubadda cagta maamulka Jubbaland ayaa agab isboortis ku wareejiyay kooxaha heerka kowaad ee ka dhisan magalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada hoose.

Munaasabadda wareejinta agabkan isboortis ayaa waxaa goob joog ahaa xubno ka tirsan xariirka kubadda cagta Jubbaland iyo gudoomiyaasha kooxaha heerka kobaad ee ka dhisan magalada Kismaayo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here