Agab kala duwan oo la guddoonsiiyay haweenka ka shaqeeya nadaafadda Baladweyne

0
367
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Haweenkan oo inta badan ka shaqeeya nadaafadda iyo bilicda magaalada Baladweyne islamarkana si iska  wax u qabso ah ku shaqeeya ayaa waxaa agab iskugu jira sisiyeeriyaal iyo bustayaal, guddoonsiiyay guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Hiiraan Farxaan Cumar Carte.

Guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Hiiraan Farxaan Cumar Carte  ayaa sheegtay in markasta ay garab taagan tahay haweenka danyarta.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here