Agab lagu karsado cunnada oo ku shaqeynaya Soolarka Cadceeda oo lagu soo bandhigay Galkacyo.

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayay agab cusub oo ku shaqeeya soolarka cadceeda islamarkana loogu talo galay in cunnada lagu karsado si looga hortago xaalufiinta deegaanka.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan dowladda hoose ee magaalada Galkacyo qeybta Galmudug, ganacsato, aqoonyahanno iyo marti sharaf kale.

waxa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saney

Audio Player

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here