Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddiga madaxa banan ee doorashooyinka qaranka ayaa magalada muqdisho ee casimada dalka kusoo bandhigay agab looga talagalay doorashooyinka quf iyo codka ah kuwaasi oo lagu wareejiyay Gudiga.
Agabkan ayaa isugu jiro kuwa looga talagalay Diiwaagalinta dad weynaha iyo kuwa cod bixiyaasha looga talagalay.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq
Audio Player

