Agab looga hortagayo Fatahaadaha wabiga Shabeele oo lagu wareejiyay Maamulka degmada Jowhar.

0
51

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Dhalinyarada gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa agab looga hortagayo Fatahaadaha ku wareejiyay Maamulka Magaalada Jowhar.

Agabkan ayaa ayaa inta badan laga soo uruuriyay xaafadaha magaalada Jowhar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.