Agab loogu tala galay horumarinta Beeraha oo lagu wareejiyay Beeraleyda Gobolka Bari

0
55

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland ayaa qalab Beereed ku wareejiyay iskaashatooyin Beeralayda Gobolka Bari.

Agabkan ayaa si gaar ah loogu talagalay deeganada Ceeldaahir, Barooqle, Karin laag, iyo dulcadayle.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here