Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Degmada Boondheere oo kor uqaadayo bilicda iyo Nadaafada Degmada ayaa shirkada ka shaqeeyso Arimaha Nadaafada ee SIXA ku wareejisay qalab Nadaafadeed oo loogu tala galay soo celinta bilicda iyo nadaafadda degmada.
Agabkan ayaa kaalin muhiim ah ka qaadan doona quruxdii ay laheyd degmada Boondheere.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud