Agab loogu tala galay uruurinta xogaha caafimaadka oo lagu wareejiyay wasaaradda caafimaadka XFS

0
47

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka Xukumada faderaalka soomaaliya ayaa agab loogu talagalay Uruurinta xogaha Caafimaadka kala wareegtay urur goboleedka IGAD.

Agabkaan ayaana Qeeyb ka ah Barnaamijka Xoojinta Nidaamka Dhigitaal ee la socodka iyo kormeerida Cuduradda Urur Gobaleedka IGAD oo aay taageerto midoowga Yurub.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.