Agab nadaafadeed oo lagu wareejiyay ururka haweenka degmada Mahadaay.

0
35

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Midowga Ardayda degmada Mahadaay ayaa agab nadaafadeed gaarsiiyay Ururka haweenka ka shaqeeyo Nadaafada iyo bilicada degmadaaasi.

Agabkan ayaa iskugu jiray badiilo baldiyal fargeedoyin iyo garigacano lagu qado qashinka si ay ugu dhiiradan shaqadan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here