Agab sports oo lagu wareejiyay xiriirka kubadda cagta gobolka Nugaal

0
14

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Dhalinyarada iyo ciyaaraha Gobalka Nugaal cabdulahi ahmed abdi ayaa Agabka Sports oo Dhamays tiran kala wareegay Shirkadda Isgaarsiinta Durdur Telecom.

Agabkaan ayaa loogu talagalay ineey ku ciyaaraan ciyaartooydaa degmooyinka Gobolka Nugaal

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin