Agab waxbarasho oo la gaarsiiyay degmada Raage Ceele.

0
20

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada waxbarshada maamulka hirshabelle ayaa maagalada Raagaceele ee gobolka shabeellaha dhexe gaarsiisay agab iskugu jiro mid waxbarsho iyo isboorti kaasoo lagu wareejiyay gudoonka waxbarshada maagalada,

agaabkaan ayaaa waxaa baahi weyn u qabay ardayda wax ka barto xarumaha waxbarshada maagalada Raagaceele.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.