Agab waxbarasho oo la gaarsiiyay iskuulka Ceeldheer

0
80

Baladweyne (Radio Beerlula)-iskuulka degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa lagu wareejiyay agab waxbarasho oo aya baahi badan uqabeen.

Agabkaan waxabarshada Ah ayaa waxaa ugu deeqay jimciyada tigaag oo kashaqeeyso arimaha wax barshada agabka ayaa wax uu ka koooban yahay miisas iyo buugaagtada manhajka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.